WAJAALE NEWS

Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Lagu soo dhaweeyay Hargaysa sheegay In Uu Cafis Dalbaday.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan musafe qodaxr oo katirsanaa aqal sare ee somaliya dhawaana iska casilay xilka ayaa manta kazoo degay garoonka diyaaradaha ee caasimada hargaysa isagoo sheegay in uu cafis soo dalbaday islamarkaana laga ogolaaday in uu dalka dib ugu soo noqdo

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version