WAJAALE NEWS

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Oo Joojisay Tartankii Kubadda Cagta Ee Hablaha Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa joojisay tartankii Kubadda Cagta Hablaha ee Somaliland kaas oo maanta Hargeysa ka furmi lahaa.

Wasaaradda ayaa sheegtay in tartankaasi baalmarsan yahay Diinta iyo dhaqanka islaamka.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA CIYAARAHA JSL;

 

 

 

Exit mobile version