WAJAALE NEWS

Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Soo Saartay Wareego Lagu Kakinayo Dhismaha Taawarada Cusub

HARGAYSA(W,N)- Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr cabdiwali sheikh cabdilaahi suufi ayaa maanta soo saarta wareego lagu hakinayo si ku meel gaadh ah. dhismaha taawarada cusub,

Wasiirka ayaa sheegay in ay hakiyeen dhismaha taawarada ee shirkadaha iyo dadka kale isticmaalaan mudada ay  socoto  hubinta iyo diwaan galinta signal-lada taawaradii hore.

HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA WASIIRKA ISGAADHSIINTA;

Exit mobile version