WAJAALE NEWS

Sheekh Aadansiiro Oo Deeq Bustayaal Ah Gaadhsiiyay Cisbitaalka Hargaysa Qaybta Dhimirta,

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid ah culimada jsl ayaa deeq mucaawino ah gadhsiiyay cisbitaalka hargaysa qaybta dhimirka.

Waxaana deeqdan sheekha kala wareegay agaasimaha cisbitaalka hargaysa oo sheegay in ay aad ugu baahan yihiin dadka dhinaca maskaxda ka butaan in la caawiyo bustayaashana ay wax wayn uga tari doonaan dhaxanta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version