NAIROBI(W,N)-Madaxwaynaha Somaliland iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa gaadhay caasimada dalka Kenya ee Nairobi wxaana garoonka diyaaradaha ee Joma KEnyata kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka socota dawlada Kenya.
Sidoo kle wasaarada arimaha dibada dalka Kenya ayaa ka hadashay safarka madaxwaynaha somalland oo ay sheegeen in ay kulmi doonaan adaxwaynaha dalka Kenya Uhura keyata.