LAASCANOOD(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye axmed cabdi dheere ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada adhi cadeeye ee gobolka sool halkaasi oo ay ku qaabileen wasiirka wasaarada warfaafinta iyo xubno kale oo katirsan masuuliyiinta gobolka sool.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;