HARGAYSA(W,N)-Gudidada qandaraasyada qaranka ayaa manta shaaciyay shirkadaha ku guulaysay lix qandaraas oo ay hore ushaaciyeen tartankooda
Sidoo kale gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka ayaa shaaciyay magacyada shirkadaha ku guulaystay isagoo kula dardaarmay in ay qaranka udhisaan dhismayaal tayo leh.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;