WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Xeer Xukuumadu Golaha Horkeentay.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa kahadlay cawaaqib xumada ka dhalan karta xeerka caymiska oo la horkeenay golaha wakiilada xili aanu jirin xeerkii qaranka ee ay ka dhalan lahayd sharciyada caymisku

Sidoo kale xildhibaan cabdiqaadir ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ku deg deg tay xeerkan laga doonayo In maalinta bari loo codeeyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version