WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Qiimayn Ay ku Sameeyeen Saldhigyada Dalka.

HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa soo bandhigay qiimayn ay ku sameeyeen saldhigyada booliska ee dalka iyo baahiyaha ka jira

Waxaana munaasibadan ka hadlay qaarkamid ah hogaamada kala duwan ee ciidanka booliska

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version