HARGAYSA(W,N)-Xoghayihii hore ee xisbiga wadani maxamed cabdilaahi uurcade oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay siqiireen xisbiyadii mucaaridka ee wadani iyo ucid islamarkaana xisbiga kaliye ee jiraa uu yahay kulmiye.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;