“Nimanka Muqdisho Jooga Ee Somaliland Sheeganaya Waxaan Kula Talin Lahaa Inta Aanay Naftooda Halis Galin, In Ay Somaliland Cafis Soo Waydiistaan Si Loosoo Badbaadiyo”Siyaasi Warancade.
HARGAYSA(W,N)-Lataliya arimaha siyaasada ee madaxwaynaha somaliland maxamed cali waran cade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan somaliya oo la xidhiidha doorashada soo socota
Sidoo kale siyaasi waran cade ayaa madaxwaynaha somaliya ugu baaqay in aanu horseedin dagaal bulshada hala keeya balse uu qaato talada loosoo jeedinayo
Dhanka kale siyaasi warancade ayaa ka hadlay xubnaha magaca somaliland lag dooranayo khatarta ay ku jiraan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;