WAJAALE NEWS

DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Ka Hadlay Sida Ay Beesha Caalamku Uga Rajo Dhigtay Hogaaminta Madaxwayne Biixi,

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta ka falooda arimaha geeska ayaa ka dayriyay sida wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka uga rajo dhigeen hogaaminta madaxwayne biixi oo u sheegay in ay xataa ku faraxsanayn in ay la kulmaan

Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in xisbiyadii Somaliland fashilmeen jeebkana ugaleen biixi shacabka Somaliland oo leh awooda ugu saraysana ay caqabad ku noqotay qabyaaladu kala taageerida xisbiyada iyo xukuumada ooo labadooduba ku fashilmay xilalkoodii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version