WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Ku Dhaqan Deegaanka Tukaraq Oo Xukuumada Ka Dalbaday Diwaangalinta.

TUKARAQ(W,N)-Shacabka ku dhaqan deegaanka tukaraq ee gobolka sool ayaa xukuumada somailand ka dalbday in deegaanadooda laga qabto isdiwaan galinta lana keeno sanaa duuqda codbixinta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version