WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Ciyaartoyga Maqalka Naafada Ka Ah.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay xulka ciyaartoyga maqal naafada ka ah oo dhawaan kusoo guulaystay tartan ay dalka jabuuti kaga qaybgaleen.

Munaasibada qado sharaftaah ayaa ahayd sidii loo dhiirigalin lahaa ciiyaartoygan guusha soo hoyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version