WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Gaadhi Ku Wareejiyay Xarunta Agoomaha Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi Uu oo weheliyo maayarka kuxigeenka degmadu Ayaa gaadhi Noah Ah ku wareejiyay xarunta Agoomaha ee Magaalada Gabiley kaasi oo ay ugu talo galeen in uu qayb ka Qaato daboolida baahiyaha caruurta agoomaha ee ku jirta.

 

Waxaana ugu horay deegqan ay golaha deegaanka degmada gabiley gaadhsiiyeen xarunta agoomaha ka hadlay maayarka gabiley,maayarka kuxigeenka.

Sidoo kale waxaa deeqdan gaadhiga uga mahad celiyay maamulka dawlada hoose Ee Gabiley maamulaha xarunta Agoomaha oo sheegay in gaadhigani uu xarunta ka dabooli doona baahiyo badan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version