WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aqoonyahan Maxamed Dhimbiil Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay Ka Socoto Diwaan Galinta Ee Gobolka Gabiley Ayaa Bulshada Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka.

ARABSIYO(W,N)-Aqoonyahan Maxamed Cabdi Jaamac oo kamid Siyaasiyiinta madaxa banana ee reer Somaliland ayaa kormeer kusoo maray goobaha ay ka socoto diwaan galintu ee deegaanka arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa shacabka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixiyayaasha oo uu sheegay in uu yahay waxyaabaha lagu qiimayn doono bulshada taasi oo go,aamin doonta masiirka rabitaankooda ee mustaqbalka dhow.

Sidoo kale aqoonyahan maxamed ayaa ka waramay sida ay gobolka uga socoto diwaan galintu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version