SAYLAC(W,N)-Wasiirka wasaarada Biyaha, xanaanada Xoolaha iyo kaluumaysiga dalka jabuuti Maxamed Somali oo waftigii madaxwaynaha Somaliland usoo galbiyay dhinaca xuduudka ay wadaagaan Somaliland iyo Jabuuti Ayaa ka hadlay xidhiidhka labada dal iyo shacabka walaalaha ah.
Sidoo kale wasiir maxamed Somali ayaa shacabka reer Somaliland eek u dhaqan saylac iyo lowyo cado ku amaanay sida ay usoo dhaweeyay madaxwaynaha jamhuuryada Somaliland
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;