HARGAYSA(W,N)-Guddoomiye-ku-xigeenka labaad Ee Xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), Ayaa Maanta Guddoomiye Cusub U magacaabay Gobolka Saaxil.
Mudane, Sacad Cilmi Guuleed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha cusub ee xisbiga madax uga wakiil ah Gobolka Saaxil.
Qoraalka magacaabista Guddoomiyaha cusub ee xisbiga KULMIYE ee Gobolka Saaxil oo uu soo saaray Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu u qornaa sidan:-