WAJAALE NEWS

Wasiiro Ka Socda Somaliland Iyo Jabuuti Oo Booqasho Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale.

TOG WAJAALE(W,N)-Wasiiro ka kala tirsan Somaliland iyo jabuti ayaa maanta booqasho ku tagay mashruuca banka tog wajaale ee gobolka gabiley.

Wafti ka socda dalka jabuuti oo uu hogaaminayo Wasiirka xanaanada xoolaha Iyo kaluumaysiga oo Ay weheliyaan wasiirka biyaha jsl, beeraha iyo xubno kale  ayaa booqashadoodani ahayd mid indho indhay ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version