WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Amray In La Raro Kaantaroolada Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ayaa soo saaray Wareegto uu ku Amrayo Maamulada Gobolada maroodi jeex, hawd Iyo maayarada degmooyinka hargaysa iyo farowayne ku wargaliyay in ay mudo sedex cisho ku raraaan kaantaroolada iyagoo gayn doona halkii hore loogu asteeyay,

HALKAN KA AKHRI WAREEGTO KASOO BAXAY XAFIISKA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA;

 

Exit mobile version