GABILEY(W,N)-Wasarada caafimaadka Somaliland ayaa dhakhaatiir ukala dirtay deegaano katirsan gobolka gabiley kuwaasi oo bulshada lagala tacaali doono xanuunka kuududiye oo ka dilaacay.
Dhakhaatiirtan ayaa maanta ka anbo baxay magaalada gabiley iyagoo adeegyo caafimaad ka fulin doona deegaanada miyiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;