ADIS ABABA(W,N)-Raysalwasaaraha Itoobiya Abiye Axmed Ayaa qoraal oo usoo saaray goordhawayd ku sheegay inay ciidamada Itoobiya gacanta ku dhigeen magaalada Maqale ee xarunta Ismaamulka Tigreega.
HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY WARYSAL-WASAARE ABIYE;