ADIS ABABA(W,N)-Dawlada itoobiya ayaa xabsiga utaxaabtay 17 sarkaal oo ciidanka fadaraalka ka tirsan oo lagu eedeeyay in ay fududeeyeen shirqool lagu laayay ciidamo fara badan oo itoobiyaan waqooyiga dalka itoobiya ee gobolka tigreega.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;