BOORAMA(W,N)-Qaarkamid madax dhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay diwaangalinta codbixiyayaasha oo dhawaan ka bilaabmaysa gobolka awdal
Sidoo kale madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa shacabka ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixiyayaasha oo mudo kooban soconaysa qaadashadiisu.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;