BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha xisbga wadani ee gobolka awdal ayaa eedo culus ujeediyay komishanka doorashooyinka oo maanta magaalada boorama ka daahfuray diwaanka galinta
Sidoo kale gudoomiyaha wadani ee gobolka awdal ayaa sheegay in aanay gobolka ka socon wax wacyi galin ah islamarkaana ay komishanku ka diideen in ay sidhab ah wax ga qabtaan tabashada bulshada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;