HARGAYSA(W,NSiyaasi Eng Xuseen Dayr Oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland xilal kala duwan kasoo qabtay Xukuumadii axmed siilaanyo ayaa waraysi lalayeeshay Falanqayn iyo Lafo gur kusameeyay qaabka ay udhacdo doorashada maraykanku oo maalmihii udanbeeyay la sugayo natiijada cida ku guulaysatay madaxwaymaha dalka maraykanka oo ay utartamayeen madaxwayne trupm iyo murashax jeo bide.
HALKANNKA DAAWO MUUQAALKA FALANQAYNTA DOORASHADA MARAYKANKA;