HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada Hoose ee caasimada Hargaysa oo ay weheliyaan masuuliyiin ka kala socda wasaarada caafimaadka iyo waxbarashadu ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ka qabteen Dhinacyada Waxbarashada iyo caafimaadka ee mashruuca JPLG.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;