WAJAALE NEWS

Xisbiga Ucid Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamay Waxka Qabasho La,aanta Xukuumada Ee Cabashada Dadka La Nool Xanuunka HIV-AIDSka.

HARGAYSA(W,N)- Xoghayaha warfaafinta ee xisbiga cadaalada daryeelka Somaliland ee ucid ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay cabashada markii labaad kasoo yeedhay qaarkamid ah haweenka la nool xanuunka HIV-AIDSKA Oo xukuumada Somaliland iyo haayadaha dawlada eek u shaqada lahi ay waxba ka qaban waayeen arintooda

Sidoo kale xisbiga Ucid ayaa madaxwaynaha ugu baaqay in uu talaabo ka qaado masuuliyiinta ku shaqada leh oo ay wasaarada caafimaadku ugu horayso isagoo usoo jeediyay in ay iscasilaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version