OODWAYNE(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha ee Somaliland Siciid Sulub oo kamid ahaa waftigii madaxwaynaha ee maanta lagu soo dhaweeyay oodwayne ayaa ka yaabay isku soo baxa reer oodwayne isagoo sheegay in ay maan u eegyihiin gobolka gabiley sidii ay usoo bixi jireen oo kale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;