WAJAALE NEWS

Mujaahid Axmed Mire Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Munaasibada Lagu Maamuusay Duuliye Axmed-dheere.

HARGAYSA(W,N)- Mujaahid axmed mIre Maxamed oo kamid ahaa saraakiishii SNM Ayaa ka hadlay xuska lagu maamuusay duuliye Axmed dheere oo 1988kii dawladii siyaad bare ka diiday in uu duqeeyo maatida hargaysa

Sidoo kale muj axmed mire ayaa axmed dheere ku sifeeyay qof ehlidiin ah oo damiir lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version