WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Xuduudka Wajaale Iyo Ujeedada Socdaalkooda.

TOG WAJAALE(W,N)- Wafti ka Socda Dawlad Deeganka Itoobiya Ayaa galabta lagu soo dhaweeyay magaalo xuduudka wajaale Tog kuwaasi oo ka qaybgali doonaan shirwaynaha xisbiga kulmiye oo maalinta bari ah ka furmaya magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka maansoor.

Waxaana waftiga magaalo ganacsiyeedka tog wajaale kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan xisbiga kulmiye iyo xildhibaano kala tirsan guurtida deegaanka caasimada hargaysa.

Waftiga ka socday ismaamulka dawlad deegaanka somalida itoobiya xubno wasiiro ah iyo xubno kale oo katirsan xisbiga barwaaqada itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version