WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shirkii Nabadaynta Ee Deegaanka Adhicadeeye Ka Socday Oo La Soo Gabo Gabeeyay Iyo Qodobada Kasoo Baxay.

LAASCANOOD(W,N)-Shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ee gobolka sool uga deegaanka Adhicadeeye Ka socday mudo laba bilood ah ayaa lasoo gabo gabeeyay.

Xdhitaanka shirkna Nabadaynta ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro ka socday xukuumada Somaliland.

Gabo Gabadii shirkan ayaa laga soo saaray  Qodobo door oo la xidhiidha sidii loosoo afjari lahaa shaqaaqadii ka dhaxaysay labada beelood ee walaalaha.

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version