GABILEY(W,N)-Wasiir Kuxigeenada Arimaha gudaha iyo caafimaadka ayaa maanta gaadhay magaalada gabiley halkaasi oo ay kulan la qaateen maamulka dawlada hoose ee gabiley.
Sidoo kale masuuliyiinta ayaa kormeer kusoo maray qaarkamid ah dugsiyada waxbarasho ee magaalada gabiley iyo xarunta caafimaad ee loogu talogalay ka hortaga xanuunka coronavirus oo dunida kusoo laba kacleeyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;