ARABSIYO(W,N)- Beeralayda degmada arabsiyo ee gobolka gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cayayaan kaga dhashay sanad khudaartii iyo dalagii ay beerteen sanadkan.
Sidoo kale beeralayda arabsiyo ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka beeraha somaliland oo ay sheegeen in uu waxba ka qaban waayay cabashadooda.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;