WAJAALE NEWS

DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Muqdisho Loogu Sameeyay Marxuum Cali Khaliif Galaydh.

MUQDISHO(W,N)-Madaxda maamulka somaliya ayaa maanta aas qaran magaalada muqdisho ugu sameeyay marxuum prof cali khaliif galaydh oo laba cisho ka hor ku geeriyooday magaalada jig jiga ee ddsi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version