WAJAALE NEWS

Badhasaabada Gobolada Dalka Oo Laga Saaray Xubinimadii Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N)-Badhasaabada gobolada somaliland oo hore uga  mid ahaan jiray golaha dhexe ee xisbiga kulmiye aya shirwaynihii maanta lagu go,aamiyay gabi ahaanba laga saaro golaha dhexe iyadoo sobob looga dhigay in ay xilka uhayaan bulshada kala aragtiyo duwan sidaa darteedna aanay ahayn in xisbi gaar ah kamid ahaadaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version