Hargeysa(W,N)-Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, ahna Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradaasi Mudane Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa soo saaray wareegto uu ku faray Warbaahinta Qaranka inay si siman oo dhexdhexaad ah u baahiyaan barnaamijyada iyo wararka ka dhaca dalka.
HALKAN KA AKHRI WAREEGTADA WASIIRK KUXIGEENKA WARFAAFINTA;