WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Samaynayso Xeerka Isticmaalka Baraha Bulshada

HARGAYSA(W,N)- Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa shaacisay in ay wado qorshe ay ku samaynayso xeer isticmaalka baraha bulshada kaasi oo lagu kala xadayn doono

Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada ayaa faah faahin ka bixiyay xeerk xakamaynta baraha bulshada oo ay wasaaradu wado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version