HARGAYSA(W,N)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa daah furtay wajigii koowaad ee e government ka jsl Kaasi oo ay kasoo qaybgaleen agaasimayaasha wasaaradaha .
Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somalland Dr cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi jibriil ayaa faah faahin ka bixiyay , mareegaha dawlada ee ay hirgaliyeen iyo xogata laga heli doono,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;