WAJAALE NEWS

Qaramada Midoobay Oo Canbaaraysa Tacadiga loo Gaysto Dadka Muhaajiriinta Ah Ee ku Xidhan Xeryaha Liibiya.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa canbaaraysay tacadiga iyo dhibta loo gaysto dad muhaajiriinta ah eek u xidha xeryaha dalka liibiya kuwaasi oo jabhado haystaan islamarkaana ay madax furato kaqaadaan.

Xoghayaha qaramada midoobay  ayaa dawlada liibiya ugu baaqay in ay deg deg ah xidho xeryaha dalkeeda ku yaala ee dadka muhaajiriinta ah lagu dhibaateeyo

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version