BOORAMA(W,N)- Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga ucid maxamuud saleebaan cali hayste ramaax ayaa ka hadlay arimo badan oo wakhtigan dalka ka taagan ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ay durba uhadhay 600maalmood.
Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa dhaliilo culus ujeediyay xildhibaanada golaha wakiilada ee beelaha darifyada oo uu sheegay in ay bulshada usoo gudbiyaan warar been kuna fashilmeen wixii loo doortay
Halkanka Daawo Muuqaalka Warkan;