HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta ayaa ka hadlay tayada dhismaha guryaha laga hirgaliyo Somaliland
Sidoo kale wasiir qambi ayaa digniin culus udiray shirkadaha dhismaha ee dalka isagoo sheegay in lagu maamuli doono si loola socdo tayada dhismayaasha ay dhisaan xeer hoosaadka wasaarada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;