WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Oo Shaacisay In Ay Dhulka Bacadlaha Gabiley Ku Wareejisay Dawlada Hoose.

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland oo socdaal shaqo ku taga gobolka gabiley  ayaa shaaciyay in maamulka dhulka bacadlaha gabiley ay ku wareejiyeen dawlada hoose ee gabiley.

Wasiirka qambi ayaa kulan la yeeshay maamulka dawlada hoose ee gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version