WAJAALE NEWS

DAAWO;-Odayaasha Iyo Ehelada Nin lagu Dilay Deegaanka Fadhi-Gaab Oo Baaq U Diray Xukuumada.

CEEL AFWAYN(W,N)- Odoyaasha iyo waxgaradka iyo ehelada nin lagu dilay deegaanka fadhi gaab mudo lix bilood ka hor ah ayaa baaq culus udiray xukuumada madaxwayne biixi oo ay usoo jeediyaan in ay uqisaasan dadkii dilka gaystay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version