WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gabiley Oo Laga Bilaabayo Diwaan Galinta Dhulka Danta Guud Ee Qaranka.

GABILEY(W,N)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryayta somaliland iyo maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa siwada jir ah ushaaciyay in ay bilaabayaan wajigii labaad ee qorshaha magaalada gabiley kaasi oo lagu soo diwaan galinayo dhulka danta guud ee qaranka leeyahay,

Maayarka magaalada gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay kulankan iyo  arimaha ay isla qaateen wasaarada hawlaha guud.

Dhanka wasiirka wasaarada hawlaha guud ayaa fariin muhiim ah udiray shacabka magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version