GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa maanta bilowday fulinta go,aankii golaha deeganka ee ku mudaysnaa in 15bisha laga saaro xoolaha magaalada iyadoo xaafadaha magaalada kasoo ururisay wixii xoolaha eek u sugnaa,
Sidoo kale maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa shacabka reer gabiley uga mahad celiyay sida ay ufuliyeen awaamiirtii golaha deegaanka kuwaasi oo badankooda a saaray xoolihii magaalada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;