HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil Ayaa wareegto wasiir ku dhaqan galiyay Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.
Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta oo ay taariikhtu Tahay 27/08/2020.
Wareegtada Ka Soo Baxday xafiiska Wasiirka isgaadhsiinta oo soo gaadhay Warbaahinta ayaa u dhignayd sidan: