SOOL(W,N)Wafti ka Tirsan Xukuumada Somaliland oo maanta gaadhey deeganka adhi-cadeeye ee gobolka Sool si ay qayb uga noqdaan xalinta dirirta dhex martey labba beelood oo wada deegankaasi wefdida.
Wefdiga wasiirada Ah ee xukuumada ka socday ayaa waxaa hogaaminayay wasiirka arimaha dibada warfaafinta iyo masuuliyiin kale oo xukumada iyo bahda dhaqanka ka tirsanTaliyaha Ciidanka Badda iyo Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN