WAJAALE NEWS

Ururka Gadiidlayda Tawfiiq Oo Magaalada Berbera Ka Dhigay Mudaharaad Ay Kaga Cabanayaan Wasaarada Gadiid.

BERBERA(W,N)-Ururka iskaashatada gaadiidka waawayn ee towfiiq oo mudo haraad balaadhan ka dhigay mgaalada berbera kaasi oo ay kaga cabanayaan tacadiyo ay ku hayso wasaarada gaadiid iyo xafiiskoodii oo ay xidheen.

Sidoo kale ciidamada booliska ayaa xabsiga utaxaabay 20 kamid ah ururka tawfiiq ee isku soo baxa dhigayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version