WAJAALE NEWS

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kulan Layeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Degmada Arabsiyo.

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa kulan layeeshay dhalinyrada ,aqoonyahanka, ganacsatada iyo qaybo kamid ah haweenka magaalada Arabsiyo.

Kulan oo ka qabsoomay xarunta dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa ahaa mid albaabadu uxidhnaayeen kaasi oo warbaahintu dabad joog ka ahayd.

Dhalinyarada iyo aqoonyahan Degmada arabsiyo ayaa ka warbixiyay ujeedada kulanka ay la qaateen maayarka iyagoo uga mahad celiyay balanqaadyo muhiim ah oo uu maayarku usameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version